Saldhig ciidamada Somaliland ku leeyihiin degmada Ceerigaabo oo la weeraray

Kooxo hubeysan oo sida la sheegay ka tirsan Jabhadda uu hoggaamiyo Col. Caarre ayaa xalay weeraray saldhigga Ciidanka Booliska Somaliland ku leeyihiin magaalada Ceerigaabo. Weerarkan oo dhacay xalay saqdii dhexe ayaa waxaa la sheegay inuu sababay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay. Ciidanka Somaliland ee ku sugnaa saldhigga ayaa la … Continue reading Saldhig ciidamada Somaliland ku leeyihiin degmada Ceerigaabo oo la weeraray